Kooxda Banadir SC oo dhisaneysa Garoon Cows Leh (Sawirro)
Masuuliyiin ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Banaadir Sports Club oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka Soomaaliya, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula yeeshay Masuuliyiin…
Abaal-marinnada xiddigaha aduunka oo lagu dhawaaqay (Warbixin)
Xaflad goor dhow lagu qabtay magaalada Zurich ee dalka Switzerland ayaa xiyaaryahankii ugu fiicanaa kubadda cagta sanadkii dhamaaday loogu doortay Lionel Messi oo u ciyaara Barcelona una dhashay…
Wariyeyaasha Nairobi oo Ciyaar ku Xusay Sanad Guuradii Horyaalmedia (Sawirro)
Weriyaasha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa shalay gelinkii dambe ciyaar kubadda cagta ah oo ay ugu dabaal dagayeen xuska sanad guuradii 3…
Kooxda QPR oo guushii u horreysay ka heshay horyaalka Ingiriiska
Kooxda kubadda cagta ee QPR, oo ciyaarta horyaalka heerka koowaad ee dalka Ingiriiska, ayaa galabta heshay guushii u horreysay ee xilli-ciyaareedkan 17 kulan kadib. Kooxdan oo uu leyliyo…
Tacsi tiiraanyo leh
Ururka suxufiyiinsa soomaliyeed ee Dalka k/afrika aqoonyahanada ganacsatada ururka sportska madaxda jaaliyadaha iyo dhamaan bahweynta Reer hiiraan ee ku sugan k/ afrika waxay tacsi murugo miiran…
Weriyaasha Nairobi oo ciyaar baroor diiq ah u qabtay weriyaashii lagu dilay Muqdisho.
Ciyaar kubadda cagta ah oo loogu baroor diiqayay weriyaashii 20-kii bishan lagu dilay qaraxyadii is halagnimada ahaa ee ka dhacay baarka Village ee magaalada Muqdisho ayaa galabta lagu…
Kooxda FC Zenit oo lacago badan ku iibsatay Hulk iyo Witsel
Waxaa diyaariyay: Tifaftiraha Somgoal, Ibrahim Gedow Awale (Biibbo), injineerka3@hotmail.com kooxda Wadanka Ruuska ka dhisan ee FC Zenit St Petersburg ayaa ku dhawaaqday in ay lasoo wareegtay labadii xiddig…
Raul Mereles oo ku biiray Fenerbahce
Waxaa diyaariyay: Tifaftiraha Somgoal, Ibrahim Gedow Awale (Biibbo), injineerka3@hotmail.com Xiddigii qadka dhexe ee kooxda Chelsea Raul Mereles ayaa si rasmi ah ugu biiray Caawa kooxda Turkiga ka dhisan…
Warbixin ku saabsan Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo xermay iyo kuwii u dambeeyay ee la kala iibsaday
Waxaa diyaariyay: Tifaftiraha Somgoal, Ibrahim Gedow Awale (Biibbo), injineerka3@hotmail.com Warbixintaan waxaan si kooban ugu falanqeyneenaa Ciyaartoydii u dambeysay ee la kala iibsaday, iyadoo xalay oo aheyd 31-ka August…
Iniesta oo ku guuleystay Abaalmarinta Xiddiga Yurub ugu wanaagsanaa 2011/2012
Waxaa diyaariyay: Tifaftiraha Somgoal, Ibrahim Gedow Awale (Biibbo), injineerka3@hotmail.com Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Barcelona iyo xulka Spain Andres Iniesta ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddiga ugu wanaagsan Ciyaartoyda…
Isku-aadka wareega koowaad ee Horyaalka Yurub oo la sameeyay (Madrid Vs Man City)
Waxaa diyaariyay: Tifaftiraha Somgoal, Ibrahim Gedow Awale (Biibbo), injineerka3@hotmail.com Waxaa la sameeyay isku-aadka wareega koowaad ee horyaalka qaaradda yurub oo ah tartanka ugu xiisaha badan dhanka kooxaha caalamka.…
Milan iyo Inter oo kala wareegsaday Cassano iyo Pazzini
Waxaa diyaariyay: Tifaftiraha Somgoal, Ibrahim Gedow Awale (Biibbo), injineerka3@hotmail.com Kooxaha magaalada Milano ka dhisan ee Inter Milan iyo AC Milan ayaa la xaqiijiyay in ay isku afgarteen kala…
Cai Gacal oo ka mid ah xildhibaanadii hore oo Maanta oo wax aan loo baahneyn xiligaan ku tilmaamay mooshinka looga soo horjeedo Xukuumada Dr.Saacid
Cali Gacal Casir oo ka mid ahaa xildhibaanadii Dowladii KMG ahayd ayaa maanta shir jaraa’id…
Dood cilmiyeed looga hadlay qaabka dhallinyaradu uga qeyb qaadan karaan adkaynta amniga oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawiradda)
Degmada Howlwadaag waxaa maanta lagu qabtay kulan ballaaran oo ay soob qabanqaabisay Hay’adda Wadahadalka Bulshada…
Urura cusub ee SOHEDA oo maanta Muqdisho ku qabtay kulan lagu saacidayay dadka danta yar (DAAWO SAWIRADA)
Shir balaaran oo lagu taageerayo dadka danyarta ah,sida barakacayaasha iyo caruurta agoonta ayaa maanta lagu…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Dayniile iyo soo dhaweyn heersare ah oo loo sameeyay (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha…
Beesha Jareer Weyne ee South Africa oo sheegay in aysan taageersaneyn Shirka Jubooyinka isla markaana iyaga lagu taagsaday
Jaaliyada Beesha jareer weyne ee ku dhaqan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa…
Tahniyad Aroos Farxad leh( Cabdiraxman Cali Cosobow iyo Ifraax Cabdi risaq Axmed )
Dhamaan Ehelada iyo Asxaabat hoos ku xusan waxay tahniyad farxad miiran ah u dirayaa…
Saxafiyiinta Nairobi oo hambalyo Aroos u diraya Wariye Aweys Cadde iyo Xafso Max’ed oo Muqdisho ku aqal-galay
Dhammaan saxafiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Nairobi waxey tahniyad aroos oo kal…
Tahniyad Dhalasho oo ku socoto Aabe C/naasir C/llaahi iyo hooyo Deeqo Dhicisow
hooyo xabiibo xusen maxamed abe abdullahi abdi maxamed habaryar shugri maxamuud amin …
Ardey shahaadooyin lagu gudoonsiiyay Nairobi.+sawiro
Munaasabad shahaadooyin lagu guduunsiinayay 30 ardey oo isgu jiray wiilal iyo gabdho ka qalinjabiyay iskuulka…
Jaaliyadda Ogadenia ee Bariga Afrika oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya(sawirro)
03-02-2013: Shirweyneha oo ay isugu yimaadeen dad aad u tiro badan oo kasoo jeeda jaaliyaadda Ogadeniya ayaa waxaa looga…
Jaaliyada Beesha Maxamuud Hiraab oo Hogaan Cusub Ku Dooratay Nairobi+Sawiro
Shir ay isugu yimaadeen waxgarad ,culumaa,udiin, Dhalinyaro, Haweenka Beesha Maxamuud Hiraab ayaa lagu qabtay Hotelka…
Muwaadin soomaali ah oo xalay lagu dilay k/afrika
Koox Burcad Koofur Afrikaan Ah Ayaa Xalay Dil U Geystay Ganacsade Soomaaliyed Oo Ku Sugnaa…
Daawo Sawirrada Meydadka Ciidamada Faransiiska ee Shabaabka soo bandhigeen
Kooxda Shabaab ayaa warbaahintooda kusoo bandhigay sawirrada Askar Faransiis ahaa oo ay ku dileen dagaal…
Cumar Yusuf Cabdi Oo Utaagan Jagada Dowlada Hoose ee Xaafada Islii (Sawirro)
Xilli guud ahaan dadka reer Kenya ay diyaar garow buuxa ugu jiraan qabsoomidda doorashooyinka madaxtinimada…
Kooxda Banadir SC oo dhisaneysa Garoon Cows Leh (Sawirro)
Masuuliyiin ka tirsan kooxda kubadda cagta ee Banaadir Sports Club oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad…
Abaal-marinnada xiddigaha aduunka oo lagu dhawaaqay (Warbixin)
Xaflad goor dhow lagu qabtay magaalada Zurich ee dalka Switzerland ayaa xiyaaryahankii ugu fiicanaa kubadda…
Fashil Video: Wasiirad Fowsiya oo leh “Jubba Land waa Godo iyo Shabeelooyinka” (Daawo)
Wasiiradda arimaha dibedda ee Soomaaliya Mss Fowsiya Yuusuf oo wareysi siisay Somali Channel TV ayaa…
Farxiyo Fiska oo qiratay in Ceyduruus Halyeey ay lammaane yihiin (Qirasho)
Fanaanadda Caanka ah ee Farxiyo Fiska, ayaa ugu dambeyn waxa ay qiratay in ay Lammaane…
Wariyeyaasha Nairobi oo Ciyaar ku Xusay Sanad Guuradii Horyaalmedia (Sawirro)
Weriyaasha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa shalay gelinkii dambe…
Sir Fakatay: Nimco Yaasiin iyo Ikraan Caraale oo fashiliyay Guurka Fiska iyo Ceyduruus (Daawo)
Barnaamijka Caweyska London oo si toos ah toddobaadkan uga baxay TV-ga HCTV, ayaa waxaa marti…







